Sadex gudoomiye degmo oo loogu hanjabay xil ka qaadis, haddii aysan ka laaban..

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa mar kale dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo, taasoo buu yiri ay gadaal ka riixayaan xoogag shisheeye oo uu ula jeedo ciidamada Itoobiya. Hadalkan ayaa yimid xilli dhawaan qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka Doolow, Luuq iyo Belad-xaawo ee … Continue reading Sadex gudoomiye degmo oo loogu hanjabay xil ka qaadis, haddii aysan ka laaban..